Warbixin xarunta xaquuda dadka ee Örebro (Örebro Rättighetscenter) Waana sida so socota:
- Xaruntu waa hayáda ka hortagta wax kasta oo keeni kara takoorid (faquuqid), kana imaan karta bulshada.
- Waxay bixisaa dood-iswaydaarsi, waxbixin, talosiin ku wajahan faquuqa iyo khatarta qofku la kulmo.
- Xaruntu waxay qofka cabanaya is la meel dhigaan gunaanadka imo meeshi ku haboon.
Waxaa jira sharci ka hortagga takooritaanka Sharcigu waa mid kaa difaaca cabashada aad kala kulmi karto, sida:
-
- Shaqada
- Goobaha waxbarshada
- Dukaanada
- Meel kasto bulshada la xiriirta
- Sharciga ka hortaga takooritaanka.
Sharcigu wuxuu difaaca xaquuqda iyo xaq dhawrka qofku leeyahay, tusaale haddii qofka la faquuqo miise haddii qofka lagu duro iin:
Waxaa uu sharcigu difaacayaa takooritaanka ku salaysan:
- Jinsiyada (Dhalashada)
- Diinta
- Jinsiga qofnimo (Rag/Dumar)
- Jinsiga qofnimo (Lab/Dhedig)
- Curyaanimo
- Laga rone
- Da’da
OBS: Waxqabadka iyo la xiriirida hayádu waa lacag la’an (bilaash).