Warbixin xarunta xaquuda dadka ee Örebro (Örebro Rättighetscenter) Waana sida so socota:

  • Xaruntu waa hayáda ka hortagta wax kasta oo keeni kara takoorid (faquuqid), kana imaan karta bulshada.
  • Waxay bixisaa dood-iswaydaarsi, waxbixin, talosiin ku wajahan faquuqa iyo khatarta qofku la kulmo.
  • Xaruntu waxay qofka cabanaya is la meel dhigaan gunaanadka imo meeshi ku haboon.

Waxaa jira sharci ka hortagga takooritaanka Sharcigu waa mid kaa difaaca cabashada aad kala kulmi karto, sida:

    • Shaqada
    • Goobaha waxbarshada
    • Dukaanada
    • Meel kasto bulshada la xiriirta
    • Sharciga ka hortaga takooritaanka.

Sharcigu wuxuu difaaca xaquuqda iyo xaq dhawrka qofku leeyahay, tusaale haddii qofka la faquuqo miise haddii qofka lagu duro iin:

Waxaa uu sharcigu difaacayaa takooritaanka ku salaysan:

  • Jinsiyada (Dhalashada)
  • Diinta
  • Jinsiga qofnimo (Rag/Dumar)
  • Jinsiga qofnimo (Lab/Dhedig)
  • Curyaanimo
  • Laga rone
  • Da’da

OBS: Waxqabadka iyo la xiriirida hayádu waa lacag la’an (bilaash).